3rd December 2021  admin  Category :

 

Waxaa laga codsanayaa qof kasta oo Ka Damqanaya Abarta Ku Habsatay wadankii Rag iyo dumar Oo Kuna nool North America Ama Awooda inay Khadka Soo Geli Karan.  Si Gara Jaliyada Reer Sanaag Ogow Kasoo Qayb Galkagu Waa Mihim si xushmad iyo karaamo leh uga soo qayb galla shir xagga Talefonka ah maalinta Axadda oo berri ah, waqtiga minneapolis 1:00 pm

Wixi fahfahin Ah kaka soo xiriir . Abdilahi Hasan (612) 207-1719 Ama Mohamed Hagar 6122455974

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*