26th July 2024  admin  Category :

Xubno Ka tirsan Jamciyadda Salaam Development ayaa Booqasha ku tegay goobaha ay ka socoto dhismaha Wadada isku xidha Ceeldaahir -Ceergaabo, dhismahaas oo maraya meel fiican, rajana geliyey dad badan oo deeganka ku nool.
wadadani waxay hal-bowle u tahay horumarka Gobolka iyo dhamaan isku xidhka Gobolada Soomaaliya.
Jamciyaddu Waxay Baaq u dirat Jaaliyada Mandaqada ee ku dhaqan Qurbaha inay ka qayb qaatan dhismahaa wadaadas..

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*