27th July 2024  admin  Category :

Beeshii Fiqi Shini oo maanta Qor caaraddii ku doonaysa inay ku qaataan qaybo ka mid ah gobolka Sool, dadkii ku noolaana ay doonayaan inay ka barakiciyaan iyaga oo sita calanka Irir samaale

Maamulka SNM, ayaa Maleeshiyaad badan oo Xoojiya maleeshiyada Fiqishnii kusoo daabushay Degmada Adhicadeeye Ee gobolka Sool,

Maleeshiyaadkn SNM oo hore ugu sugna Jiida Tukaraq ayaa haatan soo gaadhay Degmada Adhicadeeye, oo dagaal qorshaysan oo dad Badan Lagu wax yeeleeyay Ay ku soo qaaden Maleeshiyadka Beesha Fiqishini,

Gurmadkan Somaliland, ee Yimid Adhicadeeye ayaa ah Xoojin ama Gurmad garab siinaya Maleeshiyaadka Fiqishini ee dhul boobka ah

Somaliland oo Dagaalka Ka socda Deegaanka Adhicadeeye Qeyb weyn ka ah islamarkaana dabada ka riixaysa Beesh Fiqishini ayaa haatan isku diyaarinasa inay baajiso Weerarada ka imaanaya dhanka Beesha reer Cilmi ee Dhulbahante .

https://allsanaag.com/laascaanood-ma-fiqi-shini-ayaa-laga-haystaa/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*