26th July 2024  admin  Category :

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Warsaxaafadeed kasoo saartay Xaalada kala guurka ah ee Dalka.

Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saartay mowqifkeeda ku aadan shirka Dhuusamareeb 3 oo qarka u saaran inuu burburo, iyadoo ugu baaqday Beesha Caalamka inay Soomaalida ka caawiso qabsoomida shirkaas oo loo dhan yahay, lagana mira dhaliyo natiijooyinkiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*