16th March 2026 admin Category :
Dhammaan ardayda dooneysa in ay ku soo biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faraca Puntland-Badhan, waxaa la ogaysiinayaa in qabashada codsiyada ardayda cusub ay bilaabatay.