16th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne Gaas Badhan wuxuu u imanayaa  inuu xariga ka jaro Jaamacadda Maakhir. Bulshada degaanmuna diyaar ayeey u yihiin inay gacmo furan ku soo  dhoweeyaan,

Warxumo  tashiilka, mangaabka ah ee macnaha badan lahayn ee ku doodaya in  madaxweyne Gaas Degmada Badhan  u tegayo  ololaha doorashada Puntland , wuxuuna ogayn in degmada Badhan caawa ay  ku sugan yihiin dhamaan dhalinyaradii aqoonyahanka ahayd ee ka soo kala jeeday guud ahaan gobolada Sanaag iyo Hayland, kuwoodii u shaqaynayey federaalka, maamulka  Puntland, NGO, hay’ado  Caalami ah. Iyaga ujeedadoodu tahay inay ka qayb galaan maalinata taariikhiga ah ee madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas uu xariga loo jarayo jamacadda Maakhir

 

Image may contain: 1 person, standing and text

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*