27th April 2024  admin  Category :

Magaalada Hargeeysa waxaa ka socoda welli iibsiga hantida shacabka, haddeerna waxaa ugu danbeeyay iibinta la iibiyey iskuul wax lagu barto kaas oo qeeyb ka mid ah laga dhigi lahaa xarun dab damis.

Hadaba dawladdii Kacaanka ayaa aheed mid iyadu wax dhisi jirtay, meesha siyaasiyiinta SNMtana ay iibiyeen wixii dawladdii horre ay ka tagtay.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*