26th April 2024  admin  Category :

Soomaaliya oo sheegtay mowqifkeeda Biyaha Webiga Niil ee ay isku haystaan Itoobiya iyo Masar

Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha dibadda Dowladda Federaalka Somaaliya oo ku sugan Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waraysi gaar ah uu sinayeey Warbaahinta Daljir wuxu kaga hadlay Arrimo Badan oo dalka ka tagan.

Wasiirka ayaa ka hadlay Doorka Soomaaliya ee muranka wadaaga biyaha webiga Niil | khilaafka Ethiopia iyo Masar| Arimaha Kenya, Siyaasada arimaha dibada ee Soomaaliya maxaa iska bedeley?

Hoos ka daawo Waraysiga oo Dhamaystiran.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*