9th May 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee waxa galabta magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug lagu dilay Mukhtaar Cumar Tiinle .

Mukhtaar waxuu ka mid ahaa Xildhibaan golaha Deegaanka ee degmada Gaalkacyo ka mid ah iyo haldoorka dhalinyarada Gobolka.

Marxuum Mukhtaar Cumar Tiinle   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Waxaan si gaar halka uga tacsiyedeenaynaa xaaskiisii Faarax Cabdulaahi Xundhir iyo caruurteeda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*