27th April 2024  admin  Category :

Daawo maalintii madaxweyne Faroole ku wareejiyey hogaanka Puntland madaxweyne Gaas, ay ahaayeen jidkii uu mari jiray xafiiskiisa,  iskaba  daa inuu Puntland inteeda jkale wax u qabtee.

Sida  muuqaalka  hoose ka muuqata  madaxweyne Gaaso waxa badan ayuu u qabtay, gaddii la soo doortana wax badan ayuu qaban doonaa, isaga oo aan samaynayn sida lagu bartay Isir kala sooc degaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*