![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/12/guri.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Wasiir kamid ah Maamul Goboleedka Hargeeysa buug uu qoray ayaa lagu talliyey in la gubbo, laganna qaado maktabadaha uu yaalo; buuga ayaa waxaa ku qornaa aflagaadooyin loogu qeeystay qabiilada qaar, hablaha Soomaaliyeed iyo halgamayaashii u soo halgamay xoriyaddii dalka Soomaaliya.
Allsanaag.com