7th August 2026 admin Category :
Kn: Madaxweynaha dawlad gobolleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa wareegto kadis ah oon la filaynin soo saaray taasi oo qeexaysa gole wasiiro cusub oo xukuumaddiisu yeelanayso.