28th March 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah gawaaridii lagu dhibi jiray reer Sool oo u soo gacan galay Puntland.

Waxaa jiida hore ee ciidamada Puntland kaga suganyihiin gobolka Sool gaar ahaan tuulada Holhol lagu soo dhaweeyay Gaari kasoo goostay degmada Laascaano oo ay lahaayeen Booliiska SNM.

Gaarigan oo ka howl geli jiray saldhiga dhexe ee degmada laascaanood ayaa ka mid ah Gawaaridii shacabka reer Laascaanood lagu dhibi jiray

Guddoomiyaasha lbada gobol eeĀ  Nugal iyo Sool, oo ku sugan jiidda horeĀ  ayaa soo dhaweeyay Gaarigan iyo ciidamadii la socday.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*