18th May 2026 admin Category :
Dalka Maraykanka ayaa maanta waxa laga xereeyey dacwad ka dhan ah maamulka Isaaqland IYO hogaamiyahooda Muuse Biixi, taas oo ku kacaysa $1.3 bilyan oo magdhow ah.