26th July 2024  admin  Category :

Ninkii Yoocada xoogga ku  tegi lahaa oo baqdin awgeed Gabdhihii Dhulbahante xabsiga wada  dhigay ,isaga u baqaya maammulka uu marabida u yahay.

Saaleebaan Cali Koore, oo horay u sheegay in uu  Majeeteen la dagaalamyo oo ay dhabar macaan yihiin  ayaa hadda gabdhihii Dhulbahnte kuwoodii da’da yaraa xabsiga wada dhigay, isaga oo adeegsanaya maleeshiyaadka SNM oo aan xishoon. Ninka u qaabilsan xariga dumarka iyo Gabdhaha reer laascaanood ayaa lagu magcaabaa  Cabdi Kheyre Dirir

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*