26th July 2024  admin  Category :

Gudiga Difaaca Barlamaanka Dowladda Puntland oo Taageeray Xoraynta Gobolka Sool.

Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Puntland oo ka hadlay howlgalada xoreynta Gobolka Sool ayaa Madaxda dawladda Soomaliya ku dhaliilay sida ay uga aamuseen shacabka reer Laascanod ee loogu wax-yelaynayo mid-nimada umada Soomaliyed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*