26th July 2024  admin  Category :

Nin ugu magacawnaa guddoomiye degmo maamulka Hargeeysa ee Laascaanood ayaa yiri, “Laascaanood ma ahan meel qof damiir leh uu ka soo toosi karo ama joogi karo”. Hadaba, ninkaas ayaa ka hadlay arrimo badan oo ah dhibka lagu hayo shacabka goblka Sool.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*