26th March 2024  admin  Category :

Madaxweeynihii hore ee dalka Masar, Xusni Mubaarak, ayaa geeriyooday maanta, waxa uun jiray 91 sanno. Mubaarak ayaa soo maamulayey dalka Masar muddo dhan 31 sanno, waxa uuna ahaa madaxweeynihii afaraad ee qabta tallada dalkaas.

Shacab careeysan oo doonayey isbeddel ka dhaca dalkaas ayaa ku qasbay in uu is casilo, xukunka ayuuna isaga dagay sannadkii 2011kii. Intii uu xukunka hayey ma jiro wax la taaban karo oo uu ka qabtay arrimaha dhaqaalaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*