28th May 2022  admin  Category :

Qofka Hargaysa jooga oo aan Isaaq ahayn waa Ajnabi. Hoos ka daawo Golaha murqaanka UFO. Dhalinyaradii ka soo jeeday Gobolada waqooyi galbeed iyo Togdheer ee Soomaaliya oo shaqo la’aanu ka dhacday ayaa horay waxay u noqdeen dhalinyarada ugu badan uGu badan ee Tahriiba Soomaaliya , ka mid noqda Alshabaab, sida caruurta madaxda maamulka oo Wiilkii Faysal cali Waraabe lagu dilay Syriya, Qaar waxay u shaqo doonteen Maamulka Puntland iyo Muqdisho. IntiiHargaysa ku soo hartay ayaa waqtiga isku dhaafiya geedka daroogada ah ee Qaadka. Hoos ka daawo kooxda cirka wada maraya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*