13th August 2022  admin  Category :

Argagixiso laga soo tahriibiyey magaalooyinka Hargeeysa iyo Burco oo loo soo waday dhinaca Puntland ayaa lagaga hortagey magaalada Laasqoray. Argaggixisadan ayaa ujeedkooda uu ahaa sidii ay wax ugu dhimi lahaayeen amniga ka jira deegaanka.

Hadaba, sida aan warka ku helleeyno argaggixisada iyo ragii tahriibinayey ayaa laga saaray deegaanka, iyadoona loo geeystay dhimasho iyo dhaawac.

Maamulka Hargeeysa ayaa ah xarunta laga soo tahriibiyo argaggixisada si dhib ay ugu geeystaan shacabka aan waxba galabsan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*