28th March 2024  admin  Category :

Imelda Romualdez Marcos marna uma dhaqmin sida ay u dhaqmaan qaar ka mid ah golaha Wasiirada Dawladda madaxweyne Farmaajo.

Xaaska madaxweynihii hore ee Filibiin iyo Qoysaska Boqortooyinka Khaliijku waa ka xishoon jireen ama ka xishoodaan waxa ay maanta Khadiijo Diiriye oo ah wasiirka ciyaaraha iyo Dhalinyarada iyo la taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ay ka samaysay garoonka Adan Cade, ka dib markii ay diiday inay marto meel loogu talo galay in dadka dalka soo gelaaya looga baaro xanuunka Coronavirus oo aduunka dhan la tacaalayaan sidii ay uga hortegi lahaayeen.

La taliyaha madaxweynha, markii ay diiday in la baaro oo ku gacan sayrtay dhaqaalihii Garoonka , ayaa shaqaalihii iyaguna fal celi waxay u sameeyeen in Dadkii oo dhan sii daayaan, oo haddii uu jiray qof qabay xanuunka Coronavirus uu sidaa magaalada ku galay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*