![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/12/129660178_10221665293916111_8201922978637245219_n-1-624x416.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Marka laysku xidho magaalooyinka Boosaaso iyo Ceerigaabo oo jidka barakaysan ee Ceel daahir ceerigaabo dhamaystirmo sidan ayuu u ekaan doonaa.
Jidka hoose waa jidka dheer ee ka baxa magaalada Barakaysan ee Boosaaso ee aada gobolada Soomaaliyeed intooda kale. Dhowaan waxa ka sii bixi doona jid sidaa oo kale u qurxoon oo tegi doona magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag
Allahayow Dhulkayaga Amaankiisa
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/12/130055294_10221665293436099_4403695491035055947_n.jpg)
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/12/130186104_10221665293676105_2486222366293060959_n.jpg)
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/12/129660178_10221665293916111_8201922978637245219_n.jpg)
Masha alah guul Ayan leeyahay puntland Iyo dhaman beesha daarood ismaaciil Iyo somaliweyn
ma somaliland ku dayo ayaa xaalka daarood ismaaciil