26th April 2024  admin  Category :

Hooyadan Soomaaliyeed oo ah aqoonyahanad, ahna  Xaaskii Ismaaciil Cali Abokar, oo ka mid ahaa golihii sare ee kacaankii Soomaaliya ka curtay 1969 oo uu hogaaminayey Jaale Mxamed Siyaad Bare  ayaa magaal aan horay ugu  qornay ALLSANAAG,   iyaduna  mid la mid ah oo  muuqaal ah soo  duubtay. Soomaalida intooda badan ma fahmin,  afar sano ka hor markii ay Adna Adan bulshada Caalamka AY  ku lahayd ” SOOMAALAAYA” inay ujeedadeedu ahayd inay bulshada caalamka ay ka dhaadhiciso in   labo Soomaali ahi ay jiraan

Hoos ka duuwao muuqaalka Maryan Xaaji Cilmi iyo qoraalka ALLSANAAG

https://allsanaag.com/beesha-isaaq-yeey-wada-hadlayaan/

https://allsanaag.com/muuse-suudi-vs-adna-aadan/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*