27th July 2024  admin  Category :

Magaalada Ceelbuh ayaa laga dhegax dhigay cisbitaal cusub oo la doonayo in laga dhiso deegaankaas. Hadaba, shacabka gobolka ayaa loogu baaqayaa ineey ka qeeyb qaataan dhismaha cisbitaalkaas oo qeeyb weeyn ka qaadan doona daboolida baahiya caafimaad ee jira.

Sawirka Mogtar Omar Ahmed.

Sawirka Mogtar Omar Ahmed.

Sawirka Mogtar Omar Ahmed.Sawirka Mogtar Omar Ahmed.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*