25th October 2024  admin  Category :

Beelaha Habar gidir Oo Heshiis Hordhac ah Ku Kala Saxiixday Magaalada Jabuuti

Waxaa saxiixa heshiiskan goobjoog ka ahaa Xubno ka socday Ahlusuna, “Galmudug” , dowladda Federaalka iyo IGAD.

Beelaha sacad iyo Cayr ee Habargidir  ayaa isu soo dhowaansho ka muujiyay khilaafaad horay u ragaadiyay labada dhinac, waxaana haatan isku raaceen inay ku midoobaan maamul mid ah.

Heshiiska rasmiga ah oo lagu soo bandhigayo qodobada heshiiska ayaa lagu wadaa in lagu saxiio magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*