26th July 2024  admin  Category :

Hoobiyeyaal lagu weeraray xafaado ka mid ah Muqdisho

Tiro hoobiyeyaal ah ayaa goor dhaweyd lagu garaacay xaafado ka mid ah degmooyinka Wardhiigleey iyo Boondheer ee magaalada Muqdisho.

Hoobiyeyaashan ayaa mid ka mid ah waxa uu ku dhacay xero ay deganaayeen dad barakacayaal oo ku dhawaw Godka Jilicow, sida uu kusoo warramay weriyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Warar ayaa heegaya sidoo kale in mid ka mid ah hoobiyeyaasha uu ku dhacay meel ku darbiga Madaxtooyada Soomaaliya.
Weli ma cadda khasaaraha ka dhashay weerarkan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*