29th March 2024  admin  Category :

Urur Goboleedka IGAD ayaa soo dhoweeyay hindisaha la soo jeediyay ee dib wada hadalada loogu bilaabayo Saamileyda siyaasadda, si loo xalliyo xaalada cakiran ee ka taagan siyaasadda Soomaaliya, iyadoo IGAD ku dhiiragelisay dhammaan daneenayaasha siyaasadda inay fursad siiyan hindisahan cusub si loo galo wada hadal furan oo wax ku ool ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*