31st January 2023  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Masuulka Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO u qaabilsan Soomaaliya Dr Mamunur Rahman Malik.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wadashaqeynta Dowladda Puntland iyo Hay’adda WHO, dadaalka ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa Covid19 iyo dhiirgelinta tallaalkiisa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*