Beesha Warsangeli ee Gobalka Minnesota oo Taageertay Go’aamadii Shirkii Ceelbuh.

Beesha Warsangeli ee Gobalka Minnesota oo Taageertay Go’aamadii Shirkii Ceelbuh.
Ra’iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa iska casilay hogaamiyenimadiisa xisbul xaakimka Canada ka dib muddo ku dhow 10 sano oo uu ra’iisul wasaare ahaa.
Trudeau wuxuu ka sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay Ottawa in uu sii hayn doono ra’iisul wasaarenimada ilaa iyo inta xisbiga liberalka uu xulan doono hogaamiye cusub.
Cadaadis weyn ayaa Trudeau ka haystay gudaha xisbiga iyo meelo kale, ayadoo culays lagu saaray inuu xilka ka dego.
Muuqaalkaan waxaa uu ka tarjumayaa dib-u-habeynta Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Puntland lagu sameeyey
Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Puntland waxay si guul leh ku hirgelisay dib-u-habeyn ballaaran oo lagu sameeyay xarunta wasaaradda iyadoo si buuxda u adeegsanaysa miisaaniyadda rasmiga ah ee dowladdu u qoondaysay, iyada oo aan loo helin wax taageero dheere ah oo dibadda ah.
“Qorshahan dib-u-habeynta ah waxaa lagu fuliyey miisaaniyadda dowladda Puntland u qoondeysay wasaarada, taas oo caddeyn u ah sida loo qorsheeyay isticmaalka dakhliga gudaha si loo horumariyo adeegyada dowladeed,” ayuu yiri wasiirka wasaaradda.
Dib-u-habeyntan waxay xaqiijisay horumar muuqda oo ku saabsan hagaajinta xarunta wasaaradda, bilicda goobta, iyo awoodda hay’adda si ay ugu adeegto bulshada Puntland.
“Waxaa muhiim ah inaan ka faa’iidaysanno waxa aan haysanno si loo gaaro horumar waara. Mashruucan waa tusaale cad oo muujinaya sida loo adeegsado kheyraadka gudaha si hufan oo wax ku ool ah,” ayaa lagu yiri hadalka wasiirka.
Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Puntland waxay si gaar ah ugu mahadcelinaysaa hoggaanka Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo aragtidiisa dheer ee ku aaddan horumarinta hay’adaha dowladda,
An overview of the restructuring carried out on the Ministry of Environment, Range and Climate Change #Pl#environment #ClimateAction #climatechange pic.twitter.com/osSF2kfZYZ
— Ministry of Env, Range & Climate Change (@PLMOERCC) January 5, 2025
Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo war kasoo saaray howlgalka Puntland.
Warsaxaafadeed:-
Howlgalka geesinimada leh ee ciidamada ammaanka Puntland ay ku qaadeen argagixisada waa tallaabo muhiim ah oo xoojinaysa halganka guud ee lagaga sifeynayo dalka argagixisada gumaadka ku haya dadkeenna, kana soo horjeeda horumarka dalkeenna.
Shacabka Soomaaliyeed oo idil waxaan ku boorrinayaa in ay u midoobaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada duullaanka ina ku ah, garab istaagaan ciidamada, kana fogaadaan dagaallada sokeeye oo ah qorshaha kaliya ee argagixisadu ay ina ku dhex joogi karto.
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaan ugu baaqayaa in ay garab istaagaan howlgalka ciidamada ammaanka Puntland ay ku sifeynayaan deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan argagixisada Daacish oo halis jiritaan ku ah dowladnimada iyo isirka Soomaaliyeed.
Dawladda Puntland waxaan ku bogaadinayaa isku duubnida ku aaddan howlgalkan ee ay muujiyeen ciidanka iyo shacabka oo garab taagan, aniga oo guul u rajaynaya geesiyaasha ciidamada ammaanka Puntland ee hoggaaminaya howlgalka, iyaga oo ku sugan furimaha dagaalka ka dhanka argagixisada.
All reactions:
Waa maxay sababta labada goor Gudoomiyaha Gudoonka loogu magcaabay isku qof?.
Dhowaan ayeey ahayd markii uu soo dhamaaday shirkii Ceel buh ee ka dhex dheliyey beesha Warsangeli khilaafka weyn , ka dib markii Gudoonka shirkii Ceel buh ee taageersanaa maamulka Somaliland uu diiday in lagu daro War murtiyeedkii shirka qodob oranayey ‘in beesha Warsangeli ayna ka mid ahayn maamulka Somaliland, iyaga oo xujo ka dhigay haddii aan Somaliland laga mid ahayn Puntlandla lagama mid ah waa in lagu soo qoraa.
Kooxda Somaliland oo sida uu sheegay Wasiirka maalgashiga maamulkaasi ay telefoonka kula xiriirayeen markii uu shirku socday oo xitaa uu sheegay in kooxdiisu gacan saar iyo dharbaaxo gaysteen markii ay doonayeen in qododobkas Somaliland wax u dhimaya aan lagu soo darin.
Shirka waxa kale oo fadhiyey, oo hadana hor boodaya kan soo soocd, waa kooxda Maakhir oo saaxiib kula ah kuwa Somaliland burburka Puntland. Kooxda ayaa wada shaqayn fiican la leh Firdhiyaha Khaatumo iyo M.Culusoow
Waana sababta keentay markii ay kaga adkaadeen shirkii Ceel buh oo ay baacsadeen kooxdii Puntland ee beesha Warsangeli u badnaayeen inay hadda yiraahdaan Gudoonkii hore ayaa shirka danbena gudoominaya
Hadaba su’aasha is waydiinta mudan ayaa waxay sababta uu Suldaan Siciid Cabdisalaam Cali uu Cabdikariim Cali oo ay ehel yihiin uu laba goor ugu doortay Gudoonka Warsangeli iyadoo Tolweynaha laga heli karaayo Siyaasi, Isim, Indheer garad iyo Wadaado. Haddi Saldanaddu u dhaqantay sidii khaliijka maxaa la gudboon bulshada inteeda kale.
Aqoonyahan Maxamuud Cali Geeldoon, oo ku caan baxay raadinta midnimo Soomaaliyeed, oo naftiisa iyo shaqadiisaba halis u geliyey sidaan Soomaaliya loo kala g’oyn lahayn ayaa khudbad qiimo iyo qaayo leh ujeediyey umadda Soomaaliyeed ee midnimada jecel , gaar ahaan kuwa safka hore kaga jira ilaalinta midnimada Soomaaliya.
“Dood Kusaabsan Arinta Ceerigaabo iyo Xalka Ugu Dhow.
Shalay wuxuu lahaa Farmaajo waa Mareexaan, maantana beelaha Digil iyo Mirifle ayuu ku sheegay inay Guruuc yihiin oo ay dhaleen Itoobiyaanku
Digil and Mirifle clan members demand the removal of Director General Bashir Moalim over racial profiling of their civil servants in the Ministry of Aviation. In Sept, Moalim called members of their clan "children of Ethiopia" for supporting its troop presence in Somalia. pic.twitter.com/bphLxPKrBk
— Shabelle Media Network (@ShabelleMedia) January 4, 2025
Digil and Mirifle clan members demand the removal of Director General Bashir Moalim over racial profiling of their civil servants in the Ministry of Aviation. In Sept, Moalim called members of their clan "children of Ethiopia" for supporting its troop presence in Somalia. pic.twitter.com/bphLxPKrBk
— Shabelle Media Network (@ShabelleMedia) January 4, 2025
Warysiga Maxamed Xuseen Xasan oo ka tirsanaa Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab Waxaa Soo Qabtay Ciidanka Baarista Danbiyada ee Gobalka Nugaal Waxaan lagu soo qabqabtay Magaalada Garoowe.
Feysal Cali Waraabe oo yidhi Daaroodku Sool iyo Sanaag Ma Jubooyinkey Moodeen?