27th July 2024  admin  Category :

Gaas oo maamul u magcaabay Gobolka Hayland

Madaxweynaha Puntland ayaa bedelay maamulkii hore ee gobolka Hayland, wuxuuna magcaabay maamul cusub.

Gudoomiyaha gobolka Hayland ayaa loo magcaabay Maxamed Cawil Cabdulaahi. Halka ku xigeenkiisa loo magcaay Kheyre Siciid Cabdulle (Khayre Seete). Isbedelkan waa mid bulshada reer hayland u baahnaayeen . Bulshada gobolka Hayland waa inay gacmo furan ku soo dhoweyaan maamulka cusub oo oo la shaqeeyaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*