26th July 2024  admin  Category :

Alshabaab General laga dhigay si beeshiisa loogy qanciyio Caddalad xumadii lagu sameeyey

Odayaasha uu ka soo jeeda madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow oo iyagu  wada qaatay xilalakii maamulka dhowaan la sameeyey ee Hirshabeele, ayaa hadda shir ay ku qabteen magaaladA Jowhar ee xarunta Gobolka  Shabeelha dhexe waxay ku sheegeen in  Maxamuud Xaaji Axmed Cali Sheegoow oo ka soo jeeda beesha Shiidle ” inay u caleemo saareen Generaal.” Waa markii u horaysay taariikhda caalamka Sarkaal la caleemo saaro.

Sheegow ayaa wuxuu  ka soo jeeda beesha Shiidle ee  ugu degaanka weyn gobolada Hiiraan iyo Shabeelha dhexe,  hase ahaatee Koonfurta Soomaaliya looga yaqaan looma ooyaan. Madaxweynihii maamulka Hirshabeele, madaxweyne ku xigeenkii iyo gudoomiyihii baarlamaanka maamulkaas  waxa wada qaatay beesha Hawiye. Sharuuda qura ee lagu xiray samaynta maamulkaas waxay ahayd in beesha Xawaadle aan  lagula tartamin madaxweynaha.

Hoos ka daawo Odayaasha beelaha Hawiye oo qancinaya beesha Shiidle oo Jowhar ku  caleemo saaraya Generaal horay uga mid ahaa Ururka argagixisada  Alshabaab ee gacan saarka la leh in badan oo ka mid ah siyaasiyiinta Koonfurta Soomaalihya

sheegow-1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*