26th July 2024  admin  Category :

Xildhibaanka d’ada yar Dhahar Faarax Cali Dhahar

Ina Cili Gargaara ayaa  ku soo biiray Xildhibaanadii Maakhir.

 

Xildhibaanadii Beesha Cumar ee Warsangeli ee  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa labo ka mid ah dib loo soo doortay.Halka xildhibaanka soo harayana dib loo soo dooran doono  maalmaha soo socda .

https://allsanaag.com/xildhibaanada-aqalka-hoose-ee-maakhir/

 

Sidoo kale labaddii Xildhibaan ee beesha Dubays, Warsangeli  ayaa laga soo dhex doortay labada Beelood ee Beesha Dubays u kala baxdo.

Daahir Xaaji Geele Faarax Shirwac iyo Dhahar Alli Farah Gargaar  Dhahar  ayaa loo doortay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya uga mid noqonaya Baarlamaanka Soomaaliya

  1. Cali Yuusuf Cali Xoosh- Majeerteen Ciise Maxamuud 49 Cod.
  2. Axmed Ismaaciil Maxamed -Warsegeli- Baha Majeerteen 30 cod.
  3. Muuse Axmed Ismaaciil-warsengeli/Ugaslabe 44 cod.
  4. Cumar Ismaaciil Waaberi -Dishiishle/Ugaar 28 Cod.
  5. Maxamuud Xayir Ibraahim-Majeerteen/Cali Saleebaan.
  6. Cabdirashiid  Maxamuud Xasan-Yibraha 27 Cod.
  7. Cabdinaasir Siciid Muuse Majeerteen/Siwaaqroon 26 Cod.
  8. Daahir Xaaji Geelle Faarax-Warsengeli/Dubays. 46 cod
  9. Dahar cali Faarax- Warsengeli/ Dubeys 42 Cod.
  10. Cilmi Cumar Cilmi Madhibaan 27 Cod.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*