26th April 2024  admin  Category :

Jaaliyadaha gobolka Sool ka soo jeeda  ayaa  Gurmad biyo dhaamis ah ka  bilaabay gobolka Sool . Halka jaaliyaddaha qurba joogta  Gobolka Sanaag iyaga weli la sugayo inay u gurmadaan dan yarta gaajada iyo haraadka ku hayaan gobolkii ay ka yimaadeen

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*