26th July 2024  admin  Category :

Cali Khaliif, afar sano ka hor Gudoonka baarlamaanka Soomaaliya ayuu u tartamay isaga oo  xisaab khalad ah isku dhufSADAY . Maantana wuxuu u ordayaa Gudoonka baarlamaanaka beelaha Isaaq, isaga oo ka codsaday Beesha Habar yoonis in kursigan uga tanaasulaan SI UU XADKA U SOO XIRO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*