25th October 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag waxay hambalyo meher u dirayaan Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo  iyo Amal Cali Xidig oo maanta oo     taariikhdu tahay 3/3/2018. meher aad loo soo agaasimay loogu qabtay magaalada Birmingham ee dalka ingiriiska. Wakiilka mudanaha ayaa waxa uu ahaa wasiirkii hore ee amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan,  halka dhinaca kale uu wakiil ka ahaa qoyska gabadha laga soo doonay Xildhibaan Cabdixakiim Maxamed Axmed DhoobaDaareed, oo ka mid baarlamaanka Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*