Category Archives: khudbado

17th August 2026 admin
Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]
17th August 2026 admin
Conoscere le regole del gioco Per massimizzare le vincite nei casinò virtuali, è fondamentale avere una solida comprensione delle regole dei giochi. Ogni gioco ha le proprie dinamiche e strategie; che si tratti di slot, roulette o giochi di carte, conoscere le regole ti consente di prendere decisioni più informate. Inoltre, esplorando i vari siti […]

17th August 2026 admin
Il-wareedyo u dhow Mohammad Ashraf Ghani ayaa u sheegay BBC-da in madaxweynihii hore ee Afghanistan uu hadda ku nool yahay dalka Lubnaan; waa waddan uu wax ku bartay dhowr sano ka hor, isla markaana ay xaaskiisa, Rula Ghani, ka tahay muwaadinad. BBC-du waxay la xiriirtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Lubnaan si ay u ogaato xaaladda […]

17th August 2026 admin
Madaxweyne Culusoow oo Masaakiinta dhacaya si Qoyskiisa ay u taajiraan Axdi iyo kitaabkii ninka oofin waayow

17th August 2026 admin
Shaqaale dahab iyo lacag qiimahoodu dhan yahay $10 milyan oo doolar ka helay darbiga guri ay ka shaqaynayeen Shaqaalaha dib u habaynta ku samaynaya guri ku yaal waddanka Belgium-ka ayaa helay kayd dahab ah oo qiimahiisu yahay US$10.4 milyan oo doolar oo lagu aasay darbiyada dabaqa hoose. Sida laga soo xigtay warbaahinta maxalliga ah, shaqaalaha […]

17th August 2026 admin
Xasan Culusoow ” Maamul goboleed Soomaaliya loo sameeyo Hir shabeele ayaa ugu danbaysay

17th August 2026 admin
Jaaliyada Puntland ee Toronto oo ay hormuud ka ahaayeen Gudoomiyeaha jaaliyada Mahmud Hassan Aw Mahamed Isinka iyo Godoomiye ku xigeenadisa Yasmin Dahir H Ali Abdifatah Awil ayaa si fiican u soo dhaweeyay Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Deeqa ee Dowad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel. W/Dmahad carabow







