26th July 2024  admin  Category :

Shacabka ku dhaqan magaalada Burco ayaa la weeydiiyey aragtidooda ku aadan socdaalkii uu Gaas ku tagay magaalada Badhan. Kuligood waxeey isku raaceen in Gaas uu dhulkooda ku soo xadgudbay. Hadaba, waxaa dhab ah in dadka ku dhaqan deegaanada maamulka Hargeeysa ay yihiin dad qariifay oo u wada baahan dhaqaatiir xagga maskaxda  ah, marka waxaa lagama maarmaan ah in loo duceeyo si illaahay uu uggu soo celliyo miyirkooda si ay u kalla gartaan xaqa iyo baadilka iyo waxa ay leeyihiin iyo waxeeysan laheen.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*