26th July 2024  admin  Category :

Magaalada Muqdisho waxaa ku soo batay qafaalashada carruurta, waxaan waalidiin badan ka maqan carruutii ay dhalleen oo laga afduubtay. Hadaba amniga magaalada Muqdisho waxaa mas’uuliyad ka saaran yahay beelaha deggan; haddii aysan iyaga wax ka qabanin amniga magaalada, cid kalle oo wax ka qaban kartaa ma jirto ha noqoto AMISOM ama ciidan laga keenay gobolada kalle ee dalka.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*