
12th February 2025 admin Category :
Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh halkan uga dirayaan caruurtii, eheladii, qaraabadii iyo reer Maakhir Geerida naxdinta leh ee ku timid Allah ha u naxariistee Ugaas Ibraahin Cali Shibbiin(Ugaas Maakhari), oo ku geeriyooday degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Ugaaskana waxaanAllah uga baryayanaa inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo dhamaan inta tebaysana samir iyo iimaan ka siiyo – Aaamiin Aamiin