29th March 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo iyo Qurba joogta beesha Hawiye oo ka wada hadlay sahminta shidaalka Soomaliya.  Madaxda Qurba joogta Hawiye Action Group  ee banaanbaxa London maanta    soo qaban qaabiyey ayaa ahaa Qaswadayaashii horay qabyaaladda  ugu hor mudaharaadi jiray Cisbitaalkii lagu dawayn jiray Allah u naxariistee Cabdulaahi Yuusuf. Waa kuwii qabyaaladda uga soo hor jeeday  Samayntii maamulka Jubbland.  Maantana Farmaajo ayeey qabyaalad ku diidan yiiin ee kama aha  Sida Soomaalida badan ee dalka jecel ay  uga soo horjeedaan  in dalka Shirkado loo gacan geliyo

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*