26th April 2024  admin  Category :

Hindi sheegay in Waalidkii ayna wax ka waydiin sida uu u dhashay, sidaas awgeedna uu maxkamada la fuulayo

27 Jir Hindi ah- ayaa sheegay in uu waalidkii maxkamad la fuulayo isaga oo ku doodaya in aan wax laga waydiin ama warqad uu raali ka  ahaa  uuna  saxiixin  sida auu aduunkan ku yimid ama ku dhashay

Raphael Samuel, Muuqaal uu soo dhigay youtubeka  ayaa yiri sababata uu waalidkii uu maxkamadda uu ula fuulayo inay tahay inaanay heshiis  kala qoran sida uu aduunka ku yimid sidaas awgeed uu doonayo inay bixiyaan noloshiisa masruufka uu cunayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*