Qoftan Dumarka ah, oo aan magaceeda la sheegin, ayaa waxay rumaysnayd ama u malaynaysay inay kala celinayso Labo Eey oo is dagaalaya “dog fight” oo u dhexeeya Eygeeda iyo mid kale oo ku dagaalamayey gurigeeda hortiisa, markii ay si kedis ah u ogaatay inay waxay ay jiidaysaa oo ay Eygeeda ka fujinaysaa inuu yahay Libaax Duur joog ah
Ka dib markii ay ogaatay waxa ay gacanta ku hayso wuxuu yahay , waa suuxday _ xogitaana waa soo gaaray_ waxayna u yeertay ninkeeda oo guriga ku jiray oo qorigu u cabaysan yahay si uu u badbaadiyo
Intii uu ninkeeda soo socday Libaaxii iyo Eeygeedii waa isa sii daayeen, Dhowr xabo markii lagu Libaaxii waa baxsaday