26th July 2024  admin  Category :

Daawo Mahad Salaad iyo kooxdiisa oo beesha Biyo maal ka qaxiyey magaaladii ay Qarniyada  deganaayeen ee Marka.   Mahad Salaad iyo kooxdiisa nasan maayaan ilaa Soomaaliya ay ka wada dhigaan gobolka Shabeelaha hoose oo dadkii ku noolaan jiray ay  qaar xasuuqeen,  qaar barakiciyeen , Qaar   beerihii ay iyagu lahaayeen lagu khasbay inay uga shaqeeyaan kooxda USC,  iyo intii soo hartay OO afduub loogu  haysto Marka. Siyaasiyiinta HAG , haddi ay ka dhab tahay Dawladnimo iyo Qarankii Soomaaliyeed oo dib loo soo celiyo waxa laga arki lahaa maamulada  goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeele oo ay ugu badan yihiin ama gaar u degaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*