27th April 2024  admin  Category :

Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan oo ah waraysi oo si balaaran ugaga waramay Go’aan ka ay dowladdu ka soo saartay ka dib dhiibidii Qalbi Dhaxan Saamaynta ay Somaliya ku yeelan karaan hadda iyo wakhtiga fogba.Sidoo kale waraysigan wuxuu kaga hadlay niyad jabka ummadda somliyeed ku dhacay iyo kalsooni darada ay ka qaadeen dowladdii ay u sacaba tumayee.

Sidoo kale Faysal Cabdi Rooble wuxuu qeexay Qeexay shaciyada UNta,kan IGAD iyo kan somaliyba sida ay dowladdu u jebisey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*