26th July 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta  Hawiye Action Group oo  ku guulaystay inay kala dilaan imaaraadka iyo Puntland , halka ay iyagu la seexdaan Turkiga oo haba yaraatee wax mashaariic ah ka wadin degaanada Puntlansd

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing

Dawladda  Imaaraadka oo tababara  gacantana  ku haya Ciidamada Badda ee Puntland (PMPF) ayaa maanta kala baxay Puntland.

Image may contain: sky and outdoor

Dhaq dhaqaaq ayaa ka socda garoonka diyaaradaha ee Boosaaso, Sarkaal ka tirsan Puntland ayaa noo xaqiijiyey arrintan. Dad goobjoog ahna waxay sheegayaan inay Shaqaalaha iyo madaxda baxayso laakiin aysan u jeedin qalab la rarayo.

Guuritanka Hay’adda ayaa ku soo aaday maalmo kadib markii Dowladda Soomaaliya sheegtay inay la wareegayso dhamaan ciidamada Soomaaliyeed ee Imaaraadku tababaray, Puntland weli kama hadlin go’aanka Federaalka iyo guuritaanka Imaaraadka.

Image may contain: one or more people

.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*