27th July 2024  admin  Category :

Muwaadin Soomaaliyeed ayaa ka cabanya gurigiisii oo laga burburiyey kaas oo ku yaal xaafada Xamar Jab Jab ee magaalada Muqdisho. Ahmed Cumar oo ah milkiilaha iska leh guriga ayaa dawladda ka codsanaya in gurigiisa loo soo celliyo.

Qofka guriga la doonayo in laga dumiyo ayaan loo cellin wax lacag ah, balse waxaa lagu qoray guriga waa dumis haddeerna isaga bax taas oo ah arrin aan wannaagsaneen.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*