26th July 2024  admin  Category :

Waxaa si xooli ah ku socoda beenta ay faafinayaan maamulka Hargeeysa. Maamulka Hargeeysa ayaa maalmahan billaabay ineey soo abaabullaan dhalinyaro yar yar iyo qaad walayaal kuwaas oo loo soo gelliyey dhar ciidan dabadeedna laga dhigay ineey ka soo goosteen dhinacaa iyo Puntland.

Maamulka Hargeeysa ayaa arrintan u adeegsanaya sidii ay shaki u gallin lahaayeen dullaanka ku soo socda ee lagaga xorreenayo gobolka Sool. Hadaba, su’aasha meesha taal waxeey tahay, beenta maamulka Hargeeysa intee ayeey shaqeeneeysaa?

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*