26th July 2024  admin  Category :

 

`Arimahan noocan oo kale  ah waxay dhiiri gelinayaan   kuwa Soomaliya diidka ah inay ku soo dhiiraadaan qabsashada  degmada Badham.  Yaasiin Cismaan Saalax (Gurey), Yaan loo sacab tumin oo qabiil lagu taageerin ee ha la qabto intaan xabadda afka ka bixin oo dhiig ku  daadan gobolka Sanaag.

Ninkan sida muuqaalka ka muuqata ma haysto ciidan iyo hub, waxa qura uu haysataa waa kalsooni oo ka haysto qaybo ka mid ah bulshada gobolka Sanaag. Qardho ilaa Ceerigaabo looma maro Badhan. Haddii Gurey Run sheegayo oo dagaalku ka dhab yahay  inta uu xaafada ka soo dhex baxo ha tago Qardho iyo Dhahar inta u dhaxaysa ama Dahar iyo Xingalool ama Xingalool iyo Damala Xagare.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*