26th July 2024  admin  Category :

Midowga Yurub ayaa ka daah furaya magaalada Kismaayo mashaariic laga hirgellin doono goboladaas. Mashaariicdan ayaa ku kacya lacag dhan 83 milyan oo Yuuro taas oo u dhiganta 93 milyan oo doolar.

Hadaba, mashaariicdan oo ah kuwo billoow ah ayaa la filayaa in laga hirgelliya dhammaan gobolada dalka Soomaaliya oo dhan.

Wasiirka Qorsheenta ee Maamulka Jubaland ayaa sheegay in mashaariicdan laga hirgellinayo deegaanka iyo joogitaanka Ra’iisal Wasaaraha Federaalka ee Kismaayo aysan waxba iska quseeyn oo ay kalla madax bannaan yihiin.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*