29th March 2024  admin  Category :

Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Ku Dhawaaqday 5 Urur Siyaasadeed oo Isdiiwaangeliyey.

Gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe ku soo bandhigay shan urur siyaasadeed oo buuxiyey shuruudihii looga baahnaa.

AKHRISO MAGACYADA

Ururka Umadda

Ururka Ubax

Ururka Aaran

Ururka Garsoor

Ururka Himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*